About Us

We must explain to you how all seds this mistakens idea off denouncing pleasures and praising pain was born and I will give you a completed accounts of the system and expound.

Contact Info

Taleh, Hodon, Mogadishu - Somalia

+252613832030

info@fayadhowrcleaning.com

CUNTO MAKA CUNI LAHEYD?

Haddii aad maqaayad tagto oo aad aragto in musqusha maqaayadda oo aad uwasaqeesan tahay, wali maqaayadaas wax maka cuni laheyd? Sideena umaleenesaa in jikada maqaayadda nadaafadeeda ay tahay?

Markasta oo musqusha maqaayadda ay tahay mid aad uwasaqeesan micnaheedu maaha in jikada sidaas oo kale ay tahay laakin waxay kuu cadeenesaa in heerka udagsan nadaafadda maqaayadda ay aad uhooseeso. Waxay kaloo kuu cadeeneesa iney dhib ku qabaan joogteenta heerka nadaafadda taaso dhibaato ugeesan doonto badqabka caafimad ee cuntada. Dadka qaar waxay ku dareemi doonan qanaaco la’aan taaso keenesa ineysan ku qancin tayada cuntada.
Adigoo si joogta ah uhubisid nadaafadda maqaayada ayaa hal qof wasaqeen karaa kana dhigi karaa meel aan la fiirin karin sidaa darted shaqaalaha nadaafadda hadii aysan laheyn habka hubinta nadaafadda musqulaha waxaa loo qaadanayaa in jikada ay tahay sidaas oo kale.
Sidaa darted waxaa jira nidaam lagu xaliyo arimahaas oo lagu dhajiyo musqulaha taas oo ah habka casriga lagu ogaado nadaafadda musqushaada waxaana loo yaqaana (Public Toilet Schedule) waxayna ubaahan tahay qaab loo fuliyo kaaso kormeeraha ku hubinayo si joogto ah waxaana lagu magacaaaba (Spot Check List) wixii faafaahin ah habka ushaqeeyan waxaa kala xiriiri kartaa shirkadda nadaafadda Fayadhowr +252613832030.

Haddii aad maqaayad tagto oo aad aragto in musqusha maqaayadda oo aad uwasaqeesan tahay, wali maqaayadaas wax maka cuni laheyd? Sideena umaleenesaa in jikada maqaayadda nadaafadeeda ay tahay.
macaamisha?

Leave a Reply