Haddii aad maqaayad tagto oo aad aragto in musqusha maqaayadda oo aad uwasaqeesan tahay, wali maqaayadaas wax maka cuni laheyd? Sideena umaleenesaa in jikada maqaayadda nadaafadeeda ay tahay? Markasta oo musqusha maqaayadda ay tahay mid aad uwasaqeesan micnaheedu maaha in jikada sidaas oo kale ay tahay laakin waxay kuu cadeenesaa in heerka udagsan nadaafadda maqaayadda […]